Dhayal Looma Heesee | wq Maxamed Mooge Liibaan (Bidde:1970)
23. Januar 2012 – 20:55 | von dheg
«Muuqaal lahaan jiray soojidasho wacanayd oo ay ka wada sinnaayeen awgii; dhulkii weeyaan Abwaan Axmed Saleebaan Bidde ku tilmaami jiray: “guudleyda oo badan[ayd]“, si gaar ahaaneed, Hablaha Geeska Afrika,” malehayga, gabadh uu iskii iyo iddii ba uga calman jiray; an se ila ahayd hees Mona Lisa, gacaladaydii—”taan lahaan jirey markaan tumasho soo qaado”—iyada awgeed ba, in loo curiyay» (Wayeel: XALG, 2011).
Tags: Bidde1970, Dhayal, Heesee, Liibaan, Looma, Maxamed, Mooge
Keine Kommentare | Abgelegt in » Dheg
