Dhayal Looma Heesee | wq Maxamed Mooge Liibaan (Bidde:1970)

«Muuqaal lahaan jiray soojidasho wacanayd oo ay ka wada sinnaayeen awgii; dhulkii weeyaan Abwaan Axmed Saleebaan Bidde ku tilmaami jiray: “guudleyda oo badan[ayd]“, si gaar ahaaneed, Hablaha Geeska Afrika,” malehayga, gabadh uu iskii iyo iddii ba uga calman jiray; an se ila ahayd hees Mona Lisa, gacaladaydii—”taan lahaan jirey markaan tumasho soo qaado”—iyada awgeed ba, in loo curiyay» (Wayeel: XALG, 2011).

Tags: , , , , , ,

Google+